TALIYE ISMAACIIL C/MALIK OO BEENIYEY…

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA GORGOR.

(CAWSWEYNE)-Mid ka mida taliyeyaasha ciidamadda xooga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inaaney waxba iska bedelin hawlgaladii mileteri ee ka socday gawlad goboleedka Galmudug in kastoo dib dhaca muuqda lagala kulmay weerarkii ey kooxda Alshabaab ku qaadeen degaanka Cawsweyne ee ka tirsan degmada C/dheer. Gaashaanle Ismaaciil C/malik oo ah taliyaha Guutada 26-aad ee Cali Bin Abi dhaalib ayaa u waramay Wariye Haaruun Macruuf kana tirsan Laanta Af Soomaaliga ee idaacadda VOA-ad. Taliye Ismaaciil C/maalik ayaa hadda waxa uu ku sugan yahay degmada Qadiimiga ah ee C/buur taaso maalin ka hor laga xureeyey gacanta kooxda Alshabaab,taliyaha ayaa tibaax in kooxda Alshabaab aan laga qabin wax cabsi ah iney soo weeraraan degmda Qadiimiga ah ee C/buur.

ISHA/VOA-SOMALIA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

XILDHIBAAN YAASIIN FAREEY OO KA HADLAY CAWSWEYNE.

Next
Next

DILAA DAACISH AH OO XABSIGA LAGA SII DAAYEY.