Tahriibayaal la soo..

(Reuters)-Malta.Ciidamadda ilaaladda badda ee Jaziiradda Malta ayaa waxa eey soo badbaadiyeen Muhajiriin la socday Doon yar oo ka soo baxday xeebaha dalka Liibiya,muhaajiriinta ayaa ahaay kuwa aad u fara badan oo buux dhaafiyey doonta eey saarnaayeen,mid ka mida muhaajiriinta ayaa laga cudurka uu sababo coronavirus ee loo yaqaano Covid-19.

Halkaan ka akhriso.

Previous
Previous

Alshabaab mase….

Next
Next

Xilka Qaadis…