TAARIIKH NOLOLEEDKA PROF.JAWAARI.

(SAWIRKA)-AUN-PROF.JAWAARI.

(LONDON)- Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ee dalka Ingiriiska ayaa waxa ey Qoraal dheer oo faa’iido leh ka qortay Allaha U naxariistee Marxuum Prof.Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,Idaacadda BBC-da ayaa geeriidda Prof.Jawaari waxaa u xaqiijiyey Wasiirka Warfaafinta ee Xuuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Da’ud Aweys,waxaa kaloo idaacadda BBC-da la hadashay Qoyska Marxuumka waxa eyna u sheegeen in Prof.Jawaari uu si caadi ah ugu dhintay hoygiisa ku yaalo caasimadda Muqdisho maalintii shalay oo Jimca ahayd,hadaba laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ayaa qoraalkeed kaga sheekeysay wixii uu soo qabtay Prof.Jawaari waqtigii hore iyo waqtiyadaan dambe.

ISHA/BBC-SOMALI.

SII AKHRI.

Previous
Previous

DALKA ISBEYN OO KU SOO BIIRAY DACWADDA ISRA’IIL.

Next
Next

AUN-PROF. JAWAARI OO LAGU AASAY MUQDISHO.