SWEDEN OO WAJAHAYSA BANAANBAXYO WATA RABSHADO.

(SWEDEN)-Dalka Sweden oo ka tirsan wadamadda Qaaradda Yurub gaar ahaan wadamadda la isku yiraahdo ISKAANDINEEFIYAANKA ayaa shalay oo Jimca ahayd iyo maanta oo Sabti ah wajahaayo banaanbaxyo salka ku haayo Diin Nacayb banaanbaxyadaan ayaa waxaa soo abaabulay xisbi ka jiro dalka Deenmark lana yiraahdo STRAM KURSoxisbigaan ayaa raba inuu Gubo Kitaabka Qyraanka Kariimka ah ayadoo lagu jiro Bishii Barakaysned ee Ramadaan oo ah bishii Rabi soo dejiyey Quraanka Kariimka waane arrin iska cad waxa waqtigaan loogu soo beegay gubtitaanka Kitaabka quraanka Kariimka ah,lakinse muslimiinta ku nool dalka Sweden eey hor boodayaan Soomaalida dalkaas ku nool ayaa si cad u diiday in arrintaas dhacdo waxaane iska horyimid booliska dalkaas Sweden oo ilaalo ka ahaay goobta loo diyaariyey in Kitaabka Alle lagu Gubo iyo dad u badan Soomali oo diidan arrintaas waxaane iska hor imadkaas ku dhaawacmay 12-akseri waxaane lagu gubay 4-baabuur oo kuwa ciidamadda booliska ah.Haweenida afhayenka u ah booliska dalka Sweden Kim Hild ayaa tiri”Ma aha midaan baab’in karno ogolaanshaha banaanbaxa uu sameeynaayo xisbiga midigta ee dalka Denmark Stram Kurs maalinta Sabtida ah(16/4/22)-da kana sameeynaayo magaaladda LandsKrona.

XIGASHO(AP).

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

TURKIGA OO BILAABAY HAWLGAL LAGU SOO….

Next
Next

DACWADII JACOB ZUMA OO DIB LOO DHIGAY.