SWEDEN OO DEMBI KU WEYSAY….

LARS VILKS.

(SWEDEN)-Shilkii uu galay gaarigii uu lahaa booliska dalka Sweden shilkaaso uu ku dhintay ninkii sawiray sawirkii beenta ahaay loona ekeysiiyey Nabi Muxamed(SCW) sannadkii hore 2021-kii ayey maanta oo Arbaca ah maxkamad go’aan ka gaartay. Dawladda Sweden ayaa sheegtay shilka dhacay inuusan ahayn mid lagu batilmaameedsaday farshaxan Lars Vilks kaaso eey ilaalinayeen ciidamadda booliska dalka Sweden tan iyo markii uu sameeyey sawir gacmeedkiisa uu u ekeysiiyey Nabi Muxamed(SCW) sannadkii 2007-dii, xukuumadda Sweden ayaa sheegtay in shilka eey sababtay lug ka mida lugaha baabuurka uu saarnaayey Lars Vilks oo qaraxday waxa uuna shilka baabuur uu dhacay taariikhdu markeey ahayd 4/10/22-ka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

SAUDI ARABIA: SHIRKADO HINDI AH SIIYEY…

Next
Next

KENYA IYO KOOXDA ALSHABAAB.