KENYA IYO KOOXDA ALSHABAAB.
WEERARKI HOTEL DUSIT-KENYA.
(KENYA)-Cali Salim Gichunge,waxa uu ahaay hogaamiyihii unugii argagixisada ee weerartay dhismaha Hotel-ka Dusit sannadkii 2019-kii waxaane uu si miirqab ah aadne u sareyso uu adeegsaday isgaarsiinta,baarayaasha ayaa sheegay in Cali uusan ebedkiis la xiriirin Somaliya isaga oo ka wacaayo telefoon waxa uuna taas bedelkeed Cali ka doorbiday inuu istcmaalo barta Facebook-ga. Waqtigaan la joogo Cali taariikhdiisa kuma xusna magaca looga dhex yaqaano kooxda Alshabaab ee ah “Faaruuq” mana laga helin taariikhdiisa wax argagixisanimo ah waane taas tan keentay in Cali eey shaqaaleeyaan kooxda Alshabaab. Si kastaba ha ahaatee maanta waxaa la ogaaday in dhibaatada jirta eey tahay in isku xirka kooxda Alshabaab tahay baraha bulshada waxaane intaas dheer ineey qariyaan aqoonsiyadooda iyo ineey qortaan xubno cusub oo ku soo biira.
ISHA WARKA DAILY NATION.