SWEDEN: MAXAA LAGA FILAN INEY KA SOO BAXAAN SHIRKA BOOLISKA SWEDEN IYO…

(SAWIRKA)-BOOLISKA SWEDEN IYO MUSLIMIINTA DALKA SWDEN OO KA SHIRAY GUBIDA KITAABKA ALLE.

(SWEDEN)-Dalka Sweden oo ka mida dalalk la isku yiraahdo Scandinavian ayaa ah dalka ugu xun ey ka jirto Muslim nacaybka,waxa uuna dalka Sweden dhiirigeliyaa wax kasta oo dhibaayo dadka Muslimiinta ah ee ku sugan gudaha dalkiisa isla markaasne haysta dhalashada dalka Sweden. Salwaan Mumika waa Qaxooti reer Ciraaq ah kuna sugan dalka Sweden,ninkaan ayaa tiro ka seddex jeer waxa uu gubay Kitaabka Quraanka Kariimka ah,Axadii la soo dhaafay ayaa ugu dambaysay inuu isku dayey inuu mar kale gubo Kitaabka Quraanka Kariimka ah balse dad caraysan eyna kala duwan yihiin diimahooda ayaa dhagax kala daalay gaarigii ey Booliska Sweden ku wadeen Mumika waxa uuna sidirqi ah uga baxsaday maalintaas in lagu dilo dhagax tuur. Hadaba Muslimiinta ku nool dalka Sweden ayaa walaac waxa ey ka muujiyeen dhacdooyinkaan isdaba jooga ah ee ka dhacaayo dhulka Sweden dawladuna ey raali ka tahay waxaane shir arrimahaas looga hadlaayo isugu yimid dad ka socdoMuslimiinta Sweden iyo madaxda Booliska Sweden.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MAXAA SOO KA KORDHAY DAGAALKA ALSHABAAB?

Next
Next

SHIRKA MAXAAS MAXAA LAGA FILAN KARAA?