SUUDAN OO SII DAYSAY NIN DILAY…

JOHN GRANVILLE.

(KHARTUM)-Dawladda Sudaan ayaa xabsiga ka sii daysay nin dembi galay sannadkii 2008-dii,ninkaan ayaa dilay diblomaasi Maraykan ah oo maraayey gudaha Caasimadda Sudaan ee Kahrtuum,sidaas waxaa sheegay qoyska ninka la soo daayey maanta oo Talaada ah. Qorshaha daysmada ninkaan ayaa soo bilaabaty sannadkii 2020-kii ka dib markii uu wada hadal dhexmaray xukuumadaha Sudaan iyo Maraykanka,wada hadlkaas ayaa waxaa qeyb ka ahaay in la bixiyo Diyadda dadkii la dilay uu ku jiro Diblomaasiga Maraykanka ah. C/ra’uuf Abu Zayd ayuu Maraykanka ku asteeyey inuu yahay nin Argagixisa ah todobaadyo ka dib markii ey ka soo wareegtay toogasahada lana soo qabtay C/ra’uuf.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

WARMURTIYEED LAGA SOO SAARAY SHIRKII…

Next
Next

GOLAHA ECRI EE YURUB OO CAMBAAREYEY…