SUFYAAN MUXUU U XIRAN YAHAY?

(SAWIRKA)-SUFYAAN IYO AFARTIISA XAAS.

(MUQDISHO)-Maalin ka hor ayey ahayd markii ey hayada NISA soo bandhigtay iney dalka Kenya ka soo qabatay nin lagu magacabo Sufyaan,ninkaan ayey DFS waxa ey u haysataa inuu taageero kooxda Alshabaab oo dagaal adag kala dhexeeyo DFS,ninkaan ayaa fadhigiisu ahaay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya ka horne waxa uu ka yimid sida la sheegay dalka Canada. Sufyaan ayaa ah afar Xaasle ku nool Nayroobi in badane ka so hor muuqday baraha bushada ey leedahay Soomaalida,Sufyaan ayaa DFS ku sheegay iney tahay Gaalo eed adagne u jeediyey dawladaha Soomaaliya ka taageero dagaalka kooxda Alshabaab ee hadda ka socdo maamuladda G/Mudug iyo H/shabeele,hadaba Sufyaan waa Kuma?

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

ALSHABAAB OO LAGU JEBIYEY DAGAALKII MAANTA EE SHABEELAW.

Next
Next

LAFTAGAREEN OO GALAY XAALAD ADAG.