LAFTAGAREEN OO GALAY XAALAD ADAG.

(SAWIRKA)-XASAN SHEEKH IYO LAFTAGREEN.

(DH/MAREEB)_Shalay oo Talaada ahayd waxaa caasimadda Dawlad Goboleedka G/Mudug ee Dh/mareeb gaaray Madaxweynaha Dawlad Goboleedka KGS Md.C/casiis Xasan Maxamed(Laftagareen),ujeedada safarka MW-Laftagareen ayaa waxa ey daba socotaa safar ey halkaasi horay ugu tageen Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS Md.Sheekh Adan Madoobe iyo qaar ka mid ah hogaanka sare ee Mucaaradka KGS ey horkacayaan Gudoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka ee BJFS waxa eyna kala yihiin Jawaari,Shafiif Xasan iyo Mursal,si hadaba go’aan muuqdo laguna wada qanacsan yahay looga gaaro arrimaha doorashooyinka KGS ayey u socdaan wada hadaladaan aan kala go’a lahayn waayo waxaa waqti yar uu ka harsan yahay waqtigii lagu balamay in KGS laga qabto Doorasho.

ISHA/CAASIMADA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

SUFYAAN MUXUU U XIRAN YAHAY?

Next
Next

HORJOOGE ALSHABAB AH OO LAGU DILAY…