SOOMAALI LAGU XIRAY UGANDA.

(UGANDA):Ciidamadda amaanka ee dalka Uganda oo ku guda jira hawlahoodii baaritaanka ka dib qaraxyadii ruxay magaaladda caasimadda ah ee Kampala todobaadkii hore ayey maanta oo ah Talaado(23/11/2021)-ka waxa eey soo xireen afar qofood oo soomaali ah kauwasoo aan la sheegin magacyadooda iyo lab iyo dhedig waxa eey kala ahaayeen,dadkaan la qabtay ayaa loo haystaa ineey waxyaabaha qarxa u wadeen kuwa la tuhmaayo(Argagixisada) oo rabta ineey weerar ka gaysato goob uu u dalxiis tago madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni dhammaadka todobaadka.Afhayeenka ciidmadda booliska ee dalka Uganda Fred Enanga ayaa sheegay in waxyaabaha qarxa la helay waqti uu socday baaritaan lagu sameeynaayey baabuurta meel u dhaw Munyonyo.ISHA YAHOO NEWS.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

NOORWEEY OO DIB U CELISAY…

Next
Next

RAGII KA TIRSANAAY ALSHABAAB OO LOO GUDBIYEY XABSI CUSUB.