SOMALILAND INEEY HESHO AQOONSI YAA KA HORTAAGAN?
Tan iyo markii eey burburtay dawladdi dhxe ee soomaaliya sannadkii 1991-dii ayaa waxaa abuurantay jamhuuriyadda la magac baxday somaliland taasoo ka kooban goboladii uu gumaysan jiray isticmaarka Ingiriiska(British somaliland),maamulka halkaas ka jira ayaa ilaa hadda aan helin wax aqoonsi caalami ah balse waxa eey sameeysteen maamul ku dhisan dimuqaraadiyad oo waxa aka dhacda doorasho qof iyo cod ah eeyna ku tartamaan xisbiyo kala duwan,waxaane u sugan amnigooda oo kama dhacaan qaraxyo,dhac hubaysan iyo waxyaabaha halista ku ah amniga degaanadooda,hadaba waxaa wax ka qoray arrinta maamulka somaliland wargayska caalamiga ah FOREIGN POLICY maqaal ku soo baxay ayaa lagu xusay in somaliland aqoonsigeda uu hortaagan yahay Maraykanka waa sida eey qabto gebedha qortay maqaalka kuna sugan dalka Koonfur Afrika. ISHA WARKA CAASIMADDAONLINE.