HOGAAMIYE SARE OO DAACISH AH OO LAGU QABTAY…

2016-08-30T182324Z_1_LYNXNPEC7T1G6_RTROPTP_3_CNEWS-US-MIDEAST-CRISIS-ISLAMIC-STATE-SPOKESMAN.jpeg

Sida eey sheegtay hayadda sirdoonka ee dalkaas Marooko waxaa dalka Talyaaniga lagu xiray hogaamiya sare oo ka tirsan kooxda Daacish,hogaamiyahaan ayaa u dhashay dalka Marooko.Hogaamiyahaan sare ee Daacish ayaa lagu soo qabtay hawlgal eey sameeyeen kooxda la dagaalanta argagixisadda ee dalka Talyaaniga maalintii Jimcaha,ninka la qabtay ayaa waxa uu ku sugaay goobihii Daacish kaga sugnaayeen dalalka Suuriya iyo Ciraaq sannado badan. ISHA WARKA MEMO.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

SOMALILAND INEEY HESHO AQOONSI YAA KA HORTAAGAN?

Next
Next

RAGII DILAY MAXADWEYNIHII HAITI OO SHEEGAY…