SIRDOONKA TURKIGA OO QABTAY…

(SAWIRKA)-SIRDOONKA ISRAEL EE MOSSAD.

(ISTANBUL)-Ilaalo gaar ah oo qaadatay muddo bilo ah ayey hayadda siroonka dalka Turkiga(MIT) waxa ey ugu dambayn ku guulaysatay ineey daah ka rogto unugyo ey ugu yeertay”JINNI”oo ah 56-Jaajuus kana wada hawlgala gudaha dalka Turkiga ayagoo bartilmaameedsanaayo dad aan u dhalan Turkiga,unugyadaan ayaa ah kuwa u adeega sirdoonka Israel ee MOSSAD. Iskaashi dhexmaray Waaxda booliska magaalada Istanbul iyo hayada la dagaalanka argagixisada Turkiga ayaa suuragelisay in gacanta lagu soo dhigo todobo qofood oo u shaqeynaysay sirdoonka Israel ee MOSSAD.

ISHA: DAILY SABAH.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

FARANSIISKA OO DIB U SOO CELIYEY..

Next
Next

MADAXWEYNEYASHA XASAN IYO SHEEKH SHARIIF OO KULMAY.