SIRDOONKA ISRAEL “MOSSAD” OO SOO BANDHIGAY…

MOSSAD.

(QUDUS)-Wadamadda Carabta ee deriska la ah Israel waxa ey leeyihiin Sirdoon ey aad u sareeyso xirfadiisa aqooneed dagaal culusna uu kala dhexeeyo sirdoonka Israel ee MOSSAD,hadaba maanta oo Isniin ah maamulka Israel ayaa shaaciyey Telegaraamkii ugu dambeeyey uu soo diro Jaajuuska Eli Cohen oo ka tirsan Mossad ka hor inta aan gacanta lagu dhigin lana deldelin sannadkii 1965-tii. Jaajuuska reer Israel Eli Cohen ayaa Telegaraamkiisa kaga hadlay shir dhexmaraayey Generaalada dalka Suuriya uuna ka qeybgelaayo Madaxweynaha Suuriya ee waqtigaas Amiin Al-xafez,sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay warbaahinta Israel.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

BAARIS KU SOCOTO BAARLAMAANKA YURUB.

Next
Next

MADAXWEYNIHII UGU XUKUN DHEERAA…