SINAN OGAN OO KU BIIRAY XISBIGA ERDOGAN.
HOGAAMIYAHA XISBIGA WADANI EE TURKIGA SINAN OGANI.
(ANKARA)-Tartamihii galay kaalinta seddexaad doorashadii Madaxweyne ee dalka Turkiga ee dhacday 14//5/23-ka ayaa si rasmi ah ugu wareegay dhinaca xisbiga Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan maanta oo Isniin ah(22/5/23)-ka wareega labaad ee doorashada taaso lagu wado ineey dhacdo 28/5/23-ka kuna beegan Axadda soo socoto. Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Wadani Sinan Ogani oo 55-jir ah ayaa ku biiray Xisbiga uu Hogaamiyo Boqorka Samaynta awooda badan ka dib markii Madaxweyne Erdogan iyo kan ka soo horjeedo ee hogaaminaayo xisbiga Mucaaradka Kemal Kilicdaroglu uusan midkoodna helin tirada codadkii loo baahnaay si dalka Turkiga uu u yeesho Madaxweyne Cusub.
ISHA WARKA AP.