SHIRKII GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO LA SOO GABAGABEEYEY.

unnamed.jpeg

War murtiyeed maanta laga soo saaray ka dib markii la soo gabagabeeyey shirkii golaha wadatashiga qaranka ee doorashooyinka kaasoo Muqdisho ka socday sabti iyo Axad. Shirka ayaa laga soo saaray qodobo muhiim ah sida ansixinta Amniga doorashooyinka ee uu gudoomiye u yahay RW-Rooble waxaane xubno ka ah taliyeyaasha booliska ee maamul goboleedyadda. Liiska musharixiinta aqalka sare ee Soomaaliland ayaa waxaa si wadajir ah u maamuli doono RW-Rooble,Ku xigeenka RW-raha Mahdi Guuleed iyo Gudoomiyaha aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi,RW-Rooble ayaana hubin doono liisaska marka la soo qoro. Senataradda aqalka sare ee Soomaliland ayaa waxaa dooran doono afartan iyo lix(46) xubnood kana kala socdo odayaasha dhaqanka Soomaaliland kuna sugan Muqdisho(23) xubnood iyo bulshadda qeybaheeda kala duwan(23)-xubnood.

RIIX HALKAAN SI AAD U AKHRISATID QODOBADDA LAGU HESHIIYEY.

Previous
Previous

HABRAACA DOORASHADA SOOMAALIYA OO ISU BEDELAY….

Next
Next

WARAKA LA XIRIIRO DOORASHADDA SOOMAALIYA.