SHIRKA CIMILADA EE SHARMA SHEEKH.

SHIRKA CIMILADDA SHARMA SHEEKH.

(EGYPT)-Dalka Masar gaar ahaan magaala xeebeedka Sharma Sheekh ayaa waxa ka bilawday shir looga hadlaayo ariimaha Cimiladda shirkaan ayaa waxaa ka qeybgelaayo wadamo fara badan waxaane shirkaan ka dhacaayo Sharma sheekh loogu yeeraa 27 SESSION CONFERENCE OF THE PARTIES-(COP27),waxa uuna shirkaan socon doonaa inta u dhexeyso 6- bishaan Noofembar ilaa 18/11/2022-ka. Cop27 waxaa ka qeybgelaayo wasiiradda degaanka kana kala socdo dalal gaaraayo 196-dal mana ka marna shirka in looga hadlo arrimo siyaasadeed bacdamaa eey isugu imaanayaan masuuliyiinta ka kala socdo dawladdaha caalamka.Wasiirka Arrimaha dibadda dalka Masar Saamax Shukri ayaa noqon doono madaxweynaha shirka Cop-27 ee sannadkaan 2022-ka.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QARAX IYO HOOBIYEYAAL LAGA MAQLAY MUQDISHO.

Next
Next

23-QOFOOD OO KU DHIMATAY..