SHIRKA BERI EE ROME YAA KA QEYB AH?
(SAWIRKA)-RW-MELONI.
(ITALY)-Caasimadda dalka Talyaaniga ee Rome waxaa lagu wadaa in maalinta berri ah Axad(23/7/23)-ka inuu ka furmo shir looga hadlaayo arrimo la xiriiro Tahribayasha isaga kala goosha qaaradaha gaar ahaan dadka Tahriibka ku soo gaara xeebaha dalka Talyaaniga kana kala yimaado wadamadda Afrika ee ku teedsan badda Miditereniyaanka sida Libiya iyo Tunisiya,dalka Turkiga ayaane qeyb ka ah wadamada ku casuman shirkan. Dalalka Afrika ee iyagana ka qeybgelaayo ayaa la soo sheegay iney Soomaaliya ka mid tahay,waxaane halkaasi u safri doono wafdi uu hogaaminaayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
ISHA/ARABIC.