SHIR KA DHACAY MAROOKO OO LOOGA HADLAY…

(MAROCCO)-Maanta oo arbaca ah(11/5/22)-ka ayaa dalka Marooko waxaa ka dhacay shir eey ka qeybgaleen dhawr wasiira arrima dibadeed kana kala socday dalal kala gedisn,shirka ayaa loogu magac daray “ISBAHAYSIGA CAALAMIGA AH EE JEBINTA KOOXDA DAACISH(ISIS)”,waxaa kaloo shirka qeyb ka ahaay ururka iskaashiga Afrika. Shirka ayaa ka dhacay magaaladda Marakaash ee dalkaas Marooko waxaane diiradda lagu saaray sidii kooxda Daacish(ISIS) looga dabar gooyn lahaay qaaradda Afrika iyo gobolka bariga dhexe,dhawr bilood ka hor ayey ahayd markii isbahaysigaan uu abuuray kooxda loo yaqaano”The Africa Focus Group”.

XIGASHO AB.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

EU-DA OO MAALGELISAY SHIRKA ISTANBUL.

Next
Next

IRAAN OO XABSIGA DHIGTAY LABA NIN OO REER YURUB AH.