SHIL EY KU DHINTEEN 14-QOFOOD OO KA DHACAY…

BAS SHIL KU GALAY KENYA.

(NAIROBI)-Shil muruga leh ayaa ka dhacay wadada Naivash ee dalka Kenya maanta oo Khamiis ah,shilkaan ayaa waxaa ku geeriyooday dad gaaraayo 14-qofood ey ku jiraan Macalliim iyo Arday ka wada tirsan Jaamicadda Pwani ee dalka Kenya. Shilka ayaa dhacay ka dib markii ey isku dheceen bas laga leeyahay Jaamicadda Pwani oo qaada 50-qofood uu ku dhacay bas kale oo isna qaada 14-qofood,waxa uuna shika ka dhacay wadada Nakuru-Naivashe ee gudaha dalka Kenya. Baska laga lahaay Jaamicadda Pwani ayaa waxaa saarnay dad gaaraay 30-qofood marka uu dhacaay shilka waxa uuna ku socday goob ey ka jirtay cayaar sida laga soo xigtay booliska tegay goobta uu ka dhacay shilka.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DAD KU DHINTAY WABIGA U DHEXEYO KANADA IYO…

Next
Next

RAMADAANKA IYO BARAKACAYAASHA.