RAMADAANKA IYO BARAKACAYAASHA.

SAWIRKA BARAKACAAYSHA SOOMAALIYA

(MUQDISHO)-Dalka Soomaaliya waxa uu la rafanayaa abaar daba dheeraatay sida u diiwaangashan,qoysas barakacayaal ah ayaa u halgamaayo sida ey uga qeyb qaadan lahaayeen dabaaldega bisha barakaysan ee Ramadaan. Bisha Ramadaan ayaa ah bisha sagaalaad ee sannadka Hijriyadda oo hadda ah 1444-ka,waane bil caalamka Islaamka oo dhan laga soomo. Maxamed Ibraahim waa 64-jir aabe u ah 10-caruur ah kana soo barakacay degaankii uu deganaay oo magaaladda Baydhabo u jiro sodon kiilomitir(30-KM),Baydhabo hadda waa caasimadda ku meel haarka ah ee maamulka KGS.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

SHIL EY KU DHINTEEN 14-QOFOOD OO KA DHACAY…

Next
Next

SOMALI KU BIIRTAY DAACISH OO DIB LOO SOO…