SHEEGAW IYO MALEESHIYAADKIISA OO LA XUKUMAY.

(SAWIRKA)-SHEEGAW IYO MALEESHIYAADKIISA.

(MUQDISHO)-Wararka ka imanaayo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaayo in Maxkamada Darajada Koobaad ee Ciiamadda Qalabka Sida ee Soomaaliya ey maanta xukuno kala gedisan ey ku riday Sheegaw iyo maleeshiyaadkiisa, Sheegaw iyo Maleeshiyaadka ayaa 19/8/23-ka lagu soo qabatay dagaal ka dhacay xaafadda Kaaawa Godeey ee degmada Dharkinleey ee G/banaadir,dagaalka ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay,xukunada ey riday Maxkamada Ciidamada maanta oo Khamiis ah ayaa isugu jira Magdhaw,Dil toogasha ah iyo Xabsiyo sannadda ah.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

DFS OO SOO SAARTAY AMAR CUSUB OO AH…

Next
Next

CAF OO BIXIN DOONTO ABAALMARINTA…