SENITAR NIGERIA U DHASHAY OO …
SENATOR IKE EKWEREMADU.
(LONDON)-Siyaasi sare oo reer Nigeria ah ayaa lagu xukumay sagaal sano iyo sideed bilood oo xarig ah gudaha dalka Ingiriiska ka dib markii uu si qasab ah uu u soo shiirqoolay gabar uu dhalay oo jiraneed si loogala baxo Kilideeda loona siiyo wiil dhallinyara ah oo u soo tahriibiyey London. Ike Ekweremadu oo 60-jir ah horayne u soo niqda ku xigeenka madaxweynaha Senate-ka dalka Nigeria,Xaaskiisa Beatric oo 56-jir ah iyo Dr.Obinne Obita oo 51-jir ah ayaa dhammaantood lagu helay dembi waxaane la xukumay bishii Maarso-2023-ka,dembigaan ayaa ah mid lagu galay tahriibinta xubin bani’adam taaso ah adoonso casri ah.
ISHA WARKA THE GUARDIAN.