SAXARIIRTA AFDUUBAYAASHA OO DALBADAY MADAX FURASHO DHAN….

zcrwptqv34kbovo60cb0cc0ab60a.jpeg

Xafsa Luqmaan oo 23-jir ah kana timid California Estate ee magaaladda nairobi ayaa la afduubay,afduubayaasha Xafsa ayaa dalbaday madax furasho dhan shan milyan oo shilinka Kenya ah,Xafsa ayaa la waayey ka dib markii eey ka soo baxday dukaankeeda lagu iibiyo kabaha ee ku yaalo xarunta dhexe ee ganacsiga Kamakunji maalintii Talaadada ee bishaan Juun ahayd shan iyo tobanka(15/6/2021),Cumar Ibraahim oo Xafsa dumaashigeed ah ayey afduubayasha u soo direen qoraal (16/6/2021)-ka eey ehelkeed kaga dabanayaan lacag madax furasho,saacadda eey qoraalka soo direen waa 11:30-pm. THE STARNDARD

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

KOOXDA BOOKO XAARAAM OO YELATAY HOGAAMIYE CUSUB.

Next
Next

QOFNA MA BADQABO ILAA IYO QOF KASTA…