KOOXDA BOOKO XAARAAM OO YELATAY HOGAAMIYE CUSUB.

123037.jpeg

Kooxda booko Xaaraam ayaa xaqiijisay ineey yeesheen hogaamiye cusub ka dib markii uu dhintay hogaamiyihii hore bishii Meey ee sannadkaan,Video gaaban oo lagu soo duubay luqadda Carabiga ayaa lagu sheegay in kooxda Booko Xaaraam yeelatay hogaamiye cusub kaasoo la yiraahdo Bakura Modu magaca kooxda dhexdeeda looga yaqaano waa “SAHABA”.XIGASHO DAILY SABAH.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

ILAALADDA XABSIYADDA LIIBIYA OO LAGU….

Next
Next

SAXARIIRTA AFDUUBAYAASHA OO DALBADAY MADAX FURASHO DHAN….