SAFARADA SACUDIGA EE ALJERIYA OO…

(ALGERIA)-War uu sii daayey Tv-ga rasmiga ah ee dalka Aljeeriya ayaa sheegay in ciidamadda amaananka dalkasi ey joojiyeen shaqsi looga shakiyey inuu yahay qofka raba inuu isku qarxiyo dhismaha safaaradda Sacuudiga ee magaaladda caasimada ah ee Aljeris. Tv-ga ayaa laga akhriyey bayaan ey soo saareen hayadaha amniga dalka Aljeeriya lana xiriiro arrintaan qaraxa ah. Safaaradda Sacuudiga ayaa sheegaty ineey heshay telefoon uu soo diray shaqsi aan la aqoon saacadu markey ahayd 3:00-subaxnimo maanta oo Arbaca ah,waxaane Safaaradda loo sheegay in la qarxin doono.

ISHA WARKA ARAB.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

TAHRIBAYAL KU DHINTAY XEEBAHA LIBIYA.

Next
Next

XAALAD ABUUR KA JIRO MAAMULKA GOBOLKA NABADIR.