SACUUDIGA IYO PAKISTAN OO KALA SXIIXDAY…
MASHRUUCA BIYO XIREENKA PAKISTAN.
(ISLAMABAD)-Dalalka Sacuudiga iyo Pakistan ayaa kala saxiixday heshiis deyn lagu siinaayo dalka Pakistan waxa eyna deynta la siinaayo dalka Pakistan dhan tahay $240-Milyan oo doolarka Maraykanka ah,lacagtaan ayaa lagu taageerayaa Mashruuca biyo xireenka Mahmand ee ku yaalo gobolka Khyber Pakhtunkhwa ee dhaca Waqooyi-Galbeed dalka Pakistan. Heshiiska ayaa lagu kala saxiixday xaxflad ka dhacday caasimadda dalka Pakistan ee Islamabad waxaane xafladaas ka qeybgalay safiirka dalka Sacuudiga u fdhiyo dalka Pakistan Nawaf Bin Saciid Al-Malki iyo saraakiil sare oo ka socotay Wasaaradda Arrimaha dhaqaalaha dalka Pakistan.
ISHA WARKA AA.