BOOLISKA KOONFUR AFRIKA IYO TUUGO…
BOOLISKA KOONFUR AFRIKA.
(JOHANNESBURG)-Ugu yaraan sagaal qofood oo loo malaynaayo ineey yihiin Tuug dhac hubaysan u gaysatay gaari weday lacag Cash ah shalay oo Khamiis ahayd(6/4/23)-ka gudaha dalak Koonfur Afrika ayey boolisku ku toogteen Sebokeng ee u dhaw magaaladda caasimadda ah ee Johannseburg ee dalka Koonfur Afrika. Afhayeenka booliska Koonfur Afrika Athlenda Mathe qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay ineey heleen war ku saabsan tuugta wax soo dhacday ka dibne boolisku uu bilaabay inuu raadiyo cinwaankooda kaaso ah halka loogu tegay ee ah Sebokeng,waxaane halkaas ka dhacay iska hor imaad hubaysan oo dhexmaray tuugta iyo ciidamadda booliska.
ISHA WARKA AA.