RW-XAMSE OO ISKU SHAANDHEYEY XUKUMADIISA.

(SAWIRKA)-RW XAMSE.

(MUQDISHO)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta magacaabay Xubno cusub iskuna shaandheeyey Xubnihii hore ee Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda JFS waane sidan:

1. Md. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi โ€“ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ฎ

2. Md. Cabdiqaadir Maxamed Nuur โ€“ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ

3. Md. Maxamuud Axmed Aadan (Geesood) โ€“ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

4. Md. Maxamed Faarax Nuux โ€“ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ

5. Md. Maxamed Cabdiqaadir Cali โ€“ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

6. Md. Maxamuud Cabdiqaadir Xaaji (Jeego) โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

7. Mw. Sahuur Xaaji Culusow Xasan โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha

8. Md. Sulub Axmed Firin โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha

9. Md. Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Abukaate) โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha

10. Mw. Aamina Xuseen Cali โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada

11. Md. Xuseen Cali Xaaji โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada

12. Mw. Fartuun Cabdiqaadir Faarax โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

13. Md. Maxamed Aadan Maxamed (Baydhabo Janaay) โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha

14. Md. Maxamed Xuseen Abuukar (Gaaraxo) โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta

15. Mw. Dahabo Suusow Muunye โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

16. Md. Cismaan Axmed Macow โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka. Xubnaha Cusub ee ku soo biiray Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wada ah Xubno ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal(Hoose/Sare). Isku shaandheyntaan ayaa waxa ey si aad ah u sameeysay Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ilaa shan Wasiir ey ka sameysay,waxaane ku xiga Dawlad Goboleedyada Puntland iyo H/shabeele oo min seddex Wasiir ah, halka Jubaland ey ka tahay laba Wasiir, Galmudugne hal Wasiir. Dhinaca kale,Wasiiradda G/dhiga iyo Ganacsiga iyo Dekedaha waa is dhaafiyey,

ISHA-SNTV.

Previous
Previous

WAA KUMA WASIIR C/QAADIR M. NUR(JAMAC).

Next
Next

MARAYKANKA OO DUQEYN CULUS KA GEYSTAY XUDEYDA.