RW-NETANYAHU OO SOO DHISAY XUKUMAD.

GOLAHA WASIIRADA CUSUB EE ISRAEL.

(ANKARA)-Reysal Wasaarihii ugu waqti dheeraay Israel Benjamin Netanyahu ayaa mar kale waxa uu ku soo laabtay xukunka,waxa uuna soo dhisay xukuumadii 37-aad ey yeelato Israel kuwaaso intooda badan ey ka yimaadeen maamulka garabka Midig. Wasiiradda ugu muhiimsan ee xukuumadda Netanyahu soo dhisay ahne mid kama dambays ah ka hor inta aan la dhaarin ayaa intooda badan waxaa ka dhex muuqdo kooxda garabka midig ama siyaasiyiinta xagjirka ah ee Orthodox-ka waxa eyna xukuumadda cusub ka kooban tahay 30-Wasiir kaliyah.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

1,700-SAXAFI OO LAGU DILAYA ADDUUNKA.

Next
Next

GUDIGA DOORASHADA EE XSKC OO…