1,700-SAXAFI OO LAGU DILAYA ADDUUNKA.

SAXAFIYIINTA.

(ANKARA)-In aad ugu dhaw 1,700-saxafi ayaa lagu dilay adduunka oo dhan labaatankii sano ee la soo dhaafay sida ey sheegeen Wariyeyaasha aan Xuduuda Lahayn (Reporters Without Borders) maanta oo Jimca ah. “Tirada aan macquulka ahayn ee wadartoodu dhan tahay 1,668-saxafi oo lagu dilay aduunka dacaladiisa dilkoodana uu la xiriiro shaqadooda saxafinimo muddo labaatan sano ah (2003-2022)”sidaas waxaa laga akhriyey qoraal ey soo saareen Wariyeyaasha aan Xuduuda Lahayn(RSF).

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

XAALADA BARAKACAYSHA BAYDHABO OO..

Next
Next

RW-NETANYAHU OO SOO DHISAY XUKUMAD.