RUAMAYSO AMA HA RUMAYSAN WAXA UU DHALAY…

AABIHII REER UGANDA OO DHEX FADHIYA CARUURTIISA FARAHA BADAN.

(UGANDA)-Inaad horay u maqashay waa laga yaabaa in nin guursaday dumar fara badan aabane u yahay caruur aan is aqoon,laakinse markaan waxa aan idiin soo gudbihaa sheeko dhab ah kuna saabsan nin reer Uganda ah. Ninkaan ayaa ku nool tuulo ku taalo dalka Uganda waxa uuna halgan adag ugu jiraa sidii uu u dabooli lahaay nolosha qoysaskiisa faraha badan,qoysaska ninkaan ayaa ka kooban laba iyo toban(12)-Xaas,waxa eyna u dhaleen caruur dhan 102-caruur,waxa uuna awoowe u yahay ninkaan dad gaaraayo ilaa 578-qofood. Ninkaan ayaa hadda dareemaayo inuu haysto culays ku filan oo dhinaca nolosha ah waxa uuna yiri”Enough is Enough’. “Ugu horeyntii guurkaan waxa uu iga ahaay ciyaar ciyaar,laakinse hadda waa mushkilad”sidaas waxaa Wakaaladda Wararka ee AFP u sheegay 68-jir reer Uganda ah isaga oo ku sugan guri uu ku leeyahay tuulada Bugisa ee degmada Butaleja ee dhulka baadiyaha ee dhaca bariga dalka Uganda.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MAAJID KHAN OO LOO WAREEJIYEY BELIZE.

Next
Next

ILHAN CUMAR OO LAGA SAARAY GUDIGA…