MAAJID KHAN OO LOO WAREEJIYEY BELIZE.

MAJID KHAN.

(USA)-MAJID KHAN WAXA UU AHAAY MAXBUUS HORE EE C.I.A-da KANA MARQAATI KACAY JIRDILKII LOO GAYSTAY MUDDADII UU U XIRNAAY C.I.A-da, MAAJID AYAA HADDA LOO WAREEJIYEY MEEL BANAANKA KA AH XABSIGA GUATANAMO LIX IYO TOBAN SANO KA DIB.Majid Khan,waxa uu ahaay nin ku xiran xabsiga Guantanamo ee dalka Maraykanka,waxa uuna Majid xabsigaas ku xirnaay muddo dhan 16-sano waxa uuna xabsigiisa soo dhammaystay sannad ka hor waane la soo daayey Majid waxaane loo wareejiyey Belize oo ku taalo bartamaha Qaaradda Maraykanka,sida ey sheegeen qareenadiisa. Wareejinta Majid Khan ayaa ah mid ka timid xabsiga Guatanamo ee uu ku xirnaay,Majid ayaa laga soo wareejiyey xabsi ey iska leedahay hayadda sirdoonka dibadda ee dalka Maraykanka ee C.I.A-da,waxaane Majid laga sii daayey xabsi ku yaalo dalka Maraykanka,Maajid Khan ayaa sii deyntiisa ku tilmaamay ineey ula mid tahay”ISAGOO MAR KALE DHASHAY”.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QADAR OO LAALUUSH SIISAY MADAXDII AFGAANISTAAN.

Next
Next

RUAMAYSO AMA HA RUMAYSAN WAXA UU DHALAY…