RABSHADO KA DHACAY JARMALKA OO ASKARI KU…

(SAWIRKA)-GOOBTA RABSHADUHU KA DHECEEN EE DALKA JARMALKA.

(GERMANY)-Booliska dalka Jarmalka ayaa sheegay iney dhaawacmeen lix iyo labaatan askeri ka dib markii ey rabshado ka dheceen goob ey ka jirtay xaflad dhaqameed ey sameynayeen dad ka soo jeedo dalka Eritrea gudaha magaaladda Stuttgart,goobta ayaa waxaa ka jirta xaalad aad u kacsan una dhexeysay qurba joogta ku kulansaneed goobta ee ka soo wada jeeday dal ku yaalo Afrikada bari(Eritrea) kaaso ey ka jirto siyaasad iska soo horjeedo. Booliska magaaladda dhacda Koonfur Galbeed dalka Jarmalka ee Stuttgart ayaa shalay oo ahayd Axad sheegay in dad far badan oo ey ka mid yihiin lix iyo labaatan askeri uu soo gaaray dhaawac ka dib markii ey shaqaaqo ka dhacday goob ey ka jirtay Xaflad Dhaqameed ey dhigayeen dad ka soo jeedo dalka Eritrea.

ISHA/INFO.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

KOOXDA ALSHABAAB OO LA TIMID XEELAD CUSUB.

Next
Next

SUDAN: DAB QABSADAY DHISMIHII SHIRKADA…