RABSHADO DAD KU DHINTAY OO KA SOCDO…
SAWIRKA RABASHADAHA KA SOCDO DALKA PAKISTAN
(PAKISTAN)-Dalka Pakistan waxaa weli ka socdo rabshado aad u xun eyna sabab u tahay xiritaan la xiray Reysal Wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan,RW-Khan ayaa ka soo muuqday maxkamadda isaga oo loo haysto inuu sameeyey Musuq laakinse RW-Khan ayaa iska diiday dhamman eedeymihii loo soo jeediyey balse qaaligii maxkamada ayaa amray in RW-Khan xabsiga lagu sii haayo muddo dhan sideed maalmood oo kale,arrintaan ayaa waxaa ka biya diiday taageerayasha Khan waxa eyna sameeyeen banaabxyo ka dhacay daafaha dalka Pakistan,bananbaxyadaan ayaa la soo shegaya iney ku dhinteen dad fara badan kuna dhaawacmeen kuwa kale.
ISHA WARKA AP.