RABSAHADAHA KA SOCDO UK OO SII KORDHAY,SABABTA?

(SAWIRKA)-RABSHADAHA KA SOCDO UK.

(LONDON)-Dalka Boqortooyadda Ingiriiska waxaa ka taagan xiisad aad u culus salkana ku hayso Neceyb Jinsi,arrintaan ayaa ka soo bilaabatay dil loo gaystay Gabdho yar yar oo ciyaal iskuul ah oo ku sugnaay meel ey xaflad ka jirtay,ninka gaystay dilka oo dhallinyara ahaay ayaa warkiisa loo fasiray si khaldan dabadeedna waxaa bilawday iska horimaadyo u dhexeeyo Booliska UK iyo dad Xagjiro ah,waxa eyna arrintii ku fiday goobo ka gedisan halkii ey ka bilaabatay,hadaba Laant Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa ka sameesay qoraal dheer ey kaga hadleyso arrintaan bilawgeedii ilaa halka ey taagan tahay maanta.

ISHA/BBC-SOMALI

SII AKHRI.

Previous
Previous

PUNTLAND OO QABATAY HUB IYO RAGII WATAY OO…

Next
Next

BANGAALADESH: RW-SHEKHA XASINA OO IS CASISHAY..