RAADKA CIIDMADA NABAD ILAALINTA QM EE AFGEMBIYADA AFRIKA.

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA AFGEMBIYEY NIGER.

(WASHINGTON)-Wargayska ka soo baxa dalka Maraykanka ee la yiraahdo FOREIGN POLICY cadadkiisii soo baxay shalay oo Arbaca ahayd(30/8/23)-ka ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadlay raadka ey Ciidamada Nabad Ilaalinta ee Qaramada Midoobe ey si aan ula kac ahayn raad ugu leeyihiin Afgembiyada ka dhaca Qaaradda Afrika? Wargayska ayaa waxa uu tusaale u soo qaatay Afgembigii dalka Niger ee dhacay horaantii bishaan Agoosto-2023-ka waxa uuna xusay Wargayska kaalinta faragelineed ey leeyihiin Ciidamadda Galbeedka Afrika ee loo yaqaano ECOWAS.

ISHA/FP.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

KENYA OO HAWLGALKA ATMIS KA HESHAY DHAQAALE DHAN $61.5-MILYAN SANNADKII 2021-KII.

Next
Next

SALWAN MOMIKA OO LAGA XIRAY TIKTOK.