QAXOOTI ERITEREYAN AH OO KU DHINTAY ISRAEL.

(TEL AVIV)-BANAANBAXAYAASHA ERITEREYA EE GUDAHA ISRAEL.

(TEL AVIV)-Banaanbax rabshado wato ey sameynayeen Qaxooti ka soo jeedo dalka Eritereya kuna sugan gudaha daha dalka Israel ayaa sababay iney isku dhacaan ciidamadda booliska dalka Israel iyo banaanbxayashi oo ka koobnaay boqolaal qofood gudaha caasimadda Israel ee Tel Aviv maanta oo Sabti ah,banaanbaxa ayaa ka dhacay afafka hore ee safaarada dalka Eritereya ku leeyahay caasimadda Tel Aviv. Booliska Israel ayaa sheegay iney dhaawacmeed 27-askeri oo boolis ah ka dib markii ey isku dheceen banaanbaxayaasha waxaane dhinta ugu yaraan seddex qofood oo ka mid ahaay dadkii banaanbaxayey kuwaaso ey toogteen ciidamadda booliska Israel oo u cabsaday naftooda.

ISHA/ARAB.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MA JIRAA KHILAAF U DHEXEEYO WASIIR JAAMAC IYO TALIYE IBRAAHIM?

Next
Next

LAFTAGAREEN OO WEERAR KU AH WASIIR ILYAS.