MA JIRAA KHILAAF U DHEXEEYO WASIIR JAAMAC IYO TALIYE IBRAAHIM?

(SAWIRKA)-WASIIR JAAMAC IYO TALIYE IBRAAHIM.

(DHUUSAMAREEB)-Tan iyo markii uu dhacay weerarkii ey kooxda Alshabaab ku qaaday degaanka Cawsweyne ee gobolka Galgaduud 26/8/23-ka waxaa soo baxaayey warar is khilaafsan kuna saabsan sababta loo soo weeraray saldhigaas iyo cidda masuulka ka ah in saldhigaas la soo weeraro? Falanqeyno badan oo laga sameeyey dhacdaas ayaa lagu sheegay inuu sababteeda lahaay Wasiir Jaamac waayo isaga ayaa amray in ciidamadda la dejiyo halkaas si ey difaac uga galaan,dhinaca kalane waxa uu ku adkaystay in ciidamadda saadkooda noqdo mid eysan helin goorta ey u baahdaan.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

KOOXDA ALSHABAAB OO KU JIRTA RAFASHADI U DAMBAYSAY.

Next
Next

QAXOOTI ERITEREYAN AH OO KU DHINTAY ISRAEL.