QARAX KA DHACAY ISTAMBUUL.

GOOBTA UU KA DHACAY QARAXII SAAKAY KA DHACAY MAGAALADDA ISTAMBUL.

(ISTAMBUL)-Wararka ka imaanaayo dalkaasi Turkiga ayaa shegaayo in ugu yaraan afar qofood eey dhinteen eyna ku dhaawacmay 38-qofood oo kale ka dib markii uu qarax ka dhacay bartamaha magaaladda Istambuul ee dalka Turkiga.Qaraxaan saakay oo Axad ah ka dhacay magaaladda Istambuul ayaa waxa uu ka dhacay wada Istiklal kuna taalo gobolka Taariikhiga ah ee Beyoglu ee gudaha Istambul sida laga soo xigtay duqa magaaladda Istambul Cali Yerlikaya. Duqa magaaladda Istambul Cali oo sii wata hadalkiisa ayaa sheegay in qaraxa ka dhacay Istambul uu dhacay saacadu markey ahayad 16:20-galabnimo ee magaaladda Istambul.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

DALKA DENMARK OO TARXIILAY NIN U DHASHAY…

Next
Next

MASAR OO SAMAYSAY BASAASID….