QARAX KA DHACAY DALKA AFGAANISTAAN.

(KAABUUL)-Maanta oo khamiis ah(21/4/22)-ka ayaa qarax waxa uu ka dhacay dalka Afgaanistaan kaasoo ahaay mid qatar ah,qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay toban(10)-qofood waxaane ku dhaawacmay tiro intaas ka badan sida eey shegeen hayaddaha caafimaadka iyo ciidamadda booliska.Qaraxaas ayaaney jirin cid ilaa iyo hadda sheegatay in ayadu ka dambaysay laakinse inta badan qaraxyada lagu bartilmaameedsado massjidda eey leeyihiin Shiicada dalka Afgaanistaan ayaa waxaa sheegto kooxda Daacish ee gobolka Khorasan(IS-K).Qaraxaan oo aad u xumaay kana dhacay waqooyiga Mazar-e-Sharif eyna ku dhinteen toban(10)-qofood oo ku dukanayey Masjidka una fadhiyey ataxyaadka sida uu sheegay madax isbitaalka Mazar-e-Sharif Dr.Anwar,waxane ku dhaawacmay afartan(40)-qofood oo kale lana keenay isbitaalka sidaas waxa sheegay Dr.Anwar.

XIGASHO:AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

FARANSIISKA OO JEEDIYEY EEDEYN.

Next
Next

QARAX KA DHACAY NAYJEERIYA.