PUNTLAND XAGEEY KU SOCOTAA?

(SAWIRKA)-HALKAAN WAA XARFO.

(BOSAASO)-Wararka ka imaanayo maamulka Puntlan ayaa sheegaayo in halkaasi ey ka jirto xaalad kacsan ka dib markii ey ciidamadu xirteen wada ayagoo ka caraysan Mushaar la’aan soo wajahday muddo dhan afar bilood,arrintaan ayaa ah mid dhacayso markeedii labaad oo horay ayey u dhacday tan oo kale isla meesha hadda laga xiray wadada ee Xarfo. MW-Deni oo muddo xileedkiisu ey ka harsan yihiin wax ka yar lix bilood ayaa hadda wajahaayo culaysyo fara badan kagana imaanaayo siyaasiyiinta xildoonka ah iyo hogaanka dhaqanka Puntland.

ISHA/MUQDISHO.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

HOLLAND MA EEDI DOONTAA KITAABKA LAGU GUBAY?

Next
Next

MA BEEN ABUURBAA GENERAALNIMADA SHEEGAW?