PUNTLAND MA GU’U BAA UGU DARSAMAY MASE GARAAD?

(SAWIRKA)-MUCAARADKA PUNTLAND.

(GARAWE)-Dawlad Goboleedka Puntland waxaa la aas aasay sannadkii 1998-dii,caasimadda G/Nugaal ee Garawe ayaana caasimadda u ah Dawlad Goboleedka Puntland,Goboladda ey isku haystaan Puntland iyo Somaliland ayaa kala ah Sool,Sanaag iyo Ceyn waxaane Goboladaan ka dhacay dagaalo ey ku dhinteen kuna barakaceen dad shacab ah oo aan waxba galabsan. Sida la sheego Puntland waxaa ku nool dad lagu qiyaaso 4.9-milyan oo qofood,dhulka Puntland ayaa isna lagu qiyaasaa inuu dhan yahay 212,510-kiilomitir oo isku wareeg ah,dadka ku nool ayaa cumrigooda lagu qiyaasaa 53-sano oo Raga ah iyo 56-sano oo dumarka ah. Puntland waa 25-jir qaan gaar ah waxaane hadda Madaxweyne ka ah Siciid C/laahi Deni waxaane Deni Madaxweyne loo doortay 8/1/2019-kii,Maxaa hadda ka taagan Puntland oo loo la’ayahay xal si Puntland ey uga dhacdo doorasho wada ogol ah horaanta sannadka 2024-ka? Muxuuse Mucaaradka ka soo saaray Doorashada SANNADKA 2024-KA? Halkan ka si akhriso.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA OO DIGNIIN BIXIYEY.

Next
Next

MAXAA ISKA BEDELAY AMNIGA CAASIMADDA MUQDISHO?