PUNTLAND IYO DAGAAL SOKEEYE.

(SAWIRKA)-SICIID DENI.

(GARAWE)-Wararka ka imanayo magaaladda caasimadda u ah Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegayo in halkaasi uu ka bilawday dhaqdhaqaaq siyaasadeed iyo mid ciidan una dhexeeyo dawladda uu hadda hogaamiyo Madaxweyne Siciid C/laahi Deni iyo Mucaaradkiisa sida aadka ah u hubaysan kuna sugan magaaladda Garawe. Arrintaan soo cusboonaatay ayaa waxaa laga yaabaa inuu abuurto xaalad Amni darri oo ka dhacda degaanada maamulka Puntland,MW-Deni ayaa damaciisu yahay inuu samaysto muddo kordhis laba sano ah,waxaane arrintaan Deni gacan ku siinayo Baarlamaanka Puntland iyo Maxkamada sare ee Puntland.

ISHA/CAASIMADA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

AXMED MADOOBE,LAFTGAREEN IYO DENI AYAA…

Next
Next

MAXAA LAGA FILAN KARAA DOORASHADA MASAR?