QOYSKA SHUKRI CABDI OO DACWEEEYNAAYO BOOLISKA.

5935.jpg

Shukri Cabdi waa gabar soomaaliyeed oo laba iyo toban jir ah soona gashay dalka Ingiriiska sanadkii 2017-kii,qoyska Shukri ayaa dalka Ingiriiska ku joogo qaxootinimo waxa eeyna Shukri aradayd ka ahayd dugsiga gabdhaha,Shukri ayaa meydkeeda laga helay wabiga Irwell bishii Juun-2019-kii,hadaba arrinta gebertaan ayaa waxaa wax ka qoray wargayska The Gurdian ee dalka Ingiriiska.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

AU,Igad waa ineey Doorashadda soomaaliya u Riixaan meel mudan ah oo indhaha ka weecin karta dagaal sookeeye oo ka dhaca sooaaliya.

Next
Next

TURKIGA OO BAROOR DIIQ LOOGU SAMEEYEY…