NIN DHALLIN YAR OO TUNISIYAN AH,XIRNAAYNE DHAR AAN QURUX BADNAYN.

IMG_0540.jpg

SFX(TUNISIYA)- Markii braahim Al-Aouissaoui uu sameeyey video call ayuu kula hadlay qoyskiisa waxa uuna u sheegay inuu dib soo laaban doono dalkiisa Tunisiya khamiista waana waqtigii uu braahim soo gaaray magaaladda NICE heleyne meel uu ka seexdo oo jaranjara ah una dhaw kaniisadda. Si dhaqsi ah arrin horey u dhacday oo kale,booliska waxa eey rumaysan yihiin in ninkaan dhallinyarada ah una dhashay Tunisiya u socday gudaha Kaniisadda waxa uuna ku dhex dilay sedex qofood oo mid ka mida uu ka jaray madaxa waxa uuna ku qeylinaayey “ALAAHU AKBAR”. “WAXA UU YIRI HADDA AYAAN IMID QOFNA KAMA AQAAN HALKA AAN IMID,WANE KA TEGI DOONAA DHISMAHA SUBIXII SI AAN U ARKO DAD TUNISIYAN AH SI AAN UGALA HADLO INAAN SHQO DOON AH JOOGINA DOONO” Sidaas waxaa wakaaladda wararka REUTERS u sheegay braahim walalkiis Yaasiin. XIGASHO REUTERS.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

Soomaaliya oo noqotay dalka lagu dilo warfidiyeenadda.

Next
Next

MAXKAMAD KU TAALO MARAYKANKA OO LOOGA YEERAY BIN SALMAAN.