NISA OO GACANTA KU DHIGTAY.
(SAWIRKA)-NISA.
(AFGOYE)-Wararka laga helaayo degmada Afgoye ee Gobolka Shabeeladda Hoose maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya auaa sheegayo in Hayadda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA aya waxa ey ka warbixisay hawlgal culus ey ciidamadda Hayadda maanta oo Talaada ah ka sameeyeen duleedka magaaladda Afgoye,Hayadda NISA ayaa shaacisay in hawlgalka maanta uu ahaay mid qorsheysan laguna soo qabtay dad gaarayo 28-qofood kuwaaso 25-qofood oo ka mid ah ey doonayeen iney ku biiraan kooxda Alshabaab,waxaane gacanta lagu soo dhigay xilli ey dadkaan u socdaalayeen meel aan ka fogayn degmada Afgoye.
ISHA/CAASIMADDA.