Nisa oo bilawday dhac farsamadeeysan.

waxaa maanta magaaladda Muqdisho ka dhacay banaanbax eey sameeyeen dhallinyaro rabtay ineey ka mid noqdaan ciidamadda nabad sugida soomaaliya ee hubaysan,dhallinyaradaan oo isugu timid Daljirka Daahsoon ayey ka muuqatay carro aad u sareeysay waayo waxaa midkiiba laga qaaday lacag dhan soddon doolar($30) si loogu sii wado macaamiladooda nasiib darase taasi ma aysan dhicin oo waxa loo sheegay inaan loo baahnayn ciidamo cusub oo la qoro,waane wax lala yaabo hayad amni oo sidaan dhaqaale uga samayhayso shacabkeeda,waxaa is weydiin ah dhallinyaradaan ma waxa la rabay in laga dhammaystirto meel dhaqaale qabyo ka ahaay,mase in la helo macluumaadkooda eey gudbiyeen,mase ah midaan la yaabayo waqtigaan waayo agaasimaha hayadda NISA ayaaba ah shaqsi dalaala dawli ah kana macaasho lacaga badan soo saaridda madaxweyne soomaaliyeed oo ku jiro jeebka dawladda Qadar ee uu taliyaha NISA ka haan jiray wariye u shaqeeyo Tv-ga caalamiga ah ee Aljazeera.

Fiiri Video-ga:

Previous
Previous

Jabuuti iyo Kenya oo kala adkaan waayey.

Next
Next

Xeer ilaalinta Fashilantay iga….