NIN U DHASHAY CIRAAQ OO LOO..

SAWIRKA GEORGE W.BUSH.

(USA)-Gudaha dalka Maraykanka ayaa nin reer Ciraaq ah ayaa lagu soo edeeyey inuu ku xiran yahay ISIS, ninkaan ayaa qorsheynaayey inuu dilo Madaxweynihii hore ee dalkaas Maraykanka GEORGE W.BUSH, sida la sheegay ninkaan ayaa u safray magaaladda Dallas ee gobolka Texas bishii November, hawsha uu qabanayey ninkaan ayaa lagu sheegay inuu Video ka duubaayey hareeraha guriga Madaxweyne Bush, ninkaan ayaa shaqaaleyey koox isku dal ah isagoo rajaynaayey inuu si aan sharci ahayn ku soo geliyo dalka Maraykanka isagoo soo marsiinaayo xuduuda u dhexeeyso dalalka Maraykanka iyo Mexico.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TOOGASHO KA DHACDAY DUGSI HOOSE DALKA MARAYKANKA.

Next
Next

WARAGAYS WAX KA QORAY XASAN SHEEKH MAXAMUUD.